Placeholder text
Diiwanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax "Bacadle" 1946-2010
0 - Default Title
Description
KU SAABSAN QORAAGA: DR. MAXAMED XUSEEN MACALLIN wuxuu ku dhashay Muqdisho 1964kii. Sidoo kale waa bare, iyo cilmibaare. Wuxuu ka qalan jabiyay Jaamacat Umm al-Quraa' ee Makka al-Mukarama, Taariikhda Islaamka sanadkii 1987-1991kii, isla jaamacaddaas sidoo kale master sanadkii 1992kii. PhD wuxuu ku sameeyay Jaamacada al-Niilayn ee Suudaan sanadkii 2001-2006kii. Wuxuu ka soo shaqeeyay Jaamacado badan. Sidoo kale qoraagu wuxuu ka mid yahay ururo aqooneed oo caalamka ku firirsan. Wuxuu horey u qoray dhowr buug oo ay ka mid yihiin kuwan: Taariikhda Culimada Soomaaliyeed (Looh Press, 2021); Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha: Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub (Looh Press, 2023); Diiwaanka Maansooyinkii Abwaan Abshir Nuur Faarax "Bacadle" (Looh Press, 2025). Sidoo kale wuxuu Afcarabi ku qoray: al-Thaqaafat al-Carabiyyah war-Ruwwaaduhaa fiil-Soomaal (Looh Press, 2023); Mucjam al-Mu'allifiin al-Soomaaliyiin fiil-Carabiyyah (2016); Cibaaqarat al-Qarn al-Ifriiqii (Looh Press, 2025); al-Calaaqat bayn al-Qarn al-Ifriiqii wal Caalam al-Khaarijii (Looh Press, 2025) iwm. Dr Maxamed Xuseen Macallin hadda wuxuu deggen yahay waddanka Noorwaay, waana aabbe, xaas, caruur leh.
Product details
- Edition:
- 3
- Number of Pages:
- 338
- Release Date:
- 2025-06-11
- Publication Date:
- 2025-06-11
- Publisher:
- Looh Press Ltd.
- ISBN10:
- 8269414506
- ISBN13:
- 9788269414509
- GPSR Manufacturer Reference:
- [email protected]
- Weight:
- 734 g
- Height:
- 161 cm
- Width:
- 240 cm
- Thickness:
- 24 cm
Currently sold out