Placeholder text
Khaladaadka Barbaarinta
By Mubarak Hadi
0 - Default Title
Description
MUBARAK HADI qoraa, tababbare iyo daaci ku nool dalka Maraykanka. Wuxu waxbarashadiisii jaamacadeed ku qaatay isla dalka Maraykanka isagoo bartay cimiga bulshada & cilmu nafsiga. Wuxu tababare iyo yahay mid ka mid ah aasaasayaasha Machadka Horumarinta Awoodaha Aadanaha ee PHD Center oo ay xaruntiisa tahay dalka Maraykanka.Mubarak Hadi, waa qoraa leh labo buug oo uu ka mid yahay "Garaadso Intaadan Guursan" oo gayiga soomaalida caan ka ah. Tobankii sano ee lasoo dhaafay, wuxu ku hawlanaa majaalka tababbarka iyo tadriibka, isagoo tababarro iyo talooyinna siiyay boqollaal qof.
Product details
Binding:
Paperback
Edition:
2
Number of Pages:
174
Publication Date:
2025-04-20
Publisher:
Looh Press
ISBN10:
1912411520
ISBN13:
9781912411528
GPSR Manufacturer Reference:
Weight:
228 g
Height:
140 cm
Width:
216 cm
Thickness:
10 cm
Currently sold out