{"product_id":"cabdicasiis-carab-waa-la-moodaa-9798895712399","title":"WAA LA MOODAA","description":"Buuggaan waxaan u qoray si aan ugu sheego jiilka dhaxalka in Soomaalinimadu ay tahay sharaf, ee aysan ahayn ceeb. Waxaan u qoray inaan u sheego, Soomaali wax walba way soo tijaabisay, waxa kaliya ee dhammaanteen ina deeqayaa waa: Soomaalinimo. Waxaan kaloo u qaoray inaan u sheego jiilka dhaxalka in aanan u baahnayn dad shisheeye oo la sheegto oo lasoo min guuriyo sooyaalkooda. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa 'Qur'aan alif ku qalloocday Albaqrah kuma tooso', marka hore aan saxno sooyaalkeena, turxaantana ka saarno.","brand":"Ciid Publishing","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":53817780142422,"sku":null,"price":0.0,"currency_code":"EUR","in_stock":false}],"url":"https:\/\/www.momoxbooks.com\/products\/cabdicasiis-carab-waa-la-moodaa-9798895712399","provider":"momoxbooks","version":"1.0","type":"link"}