Placeholder text
WACYI
WACYI
0 - Default Title
Description
Dr Sheekh Cali Maxamad Saalax waa aqoonyahan diimeed iyo cilmi baare ku takhasusay diimaha. Wuxuu ka qaatay shahaadada Bachelor-ka Xadiiska iyo Diraasaadka Islaamka Jaamacadda Madiina (1991), Master-ka cilmiga diinta iyo Diraasaadka Islaamka Maka (1994), Doktoraadka Falsafadda iyo Diimaha Is-barbardhiga ah Jaamacadda Qaranka ee Malaysia (2000), iyo Shahaadada Norwegian center for arbitration and legal services (2020). Buugaagta Ingiriiska ah ee uu qoray waxaa ka mid ah: "Qur'aan: Moral Compass of the Believer", "Evil Eye: Reality and Remedy", "The Shield of Islam", "Domestic Peace", "The Pearls", "Jinn & Black Magic", "10 Stories from the Prophet", iyo "The Abrahamic Paradigm" - dhammaan laga daabacay Looh Press (2023-2024). Buugaagta Carabiga ah ee uu qoray waxaa ka mid ah: "al-Takmiilah fii Taxqiiq Axaadiis min Jamcil Fawaäid: Qism al-Tafsiir" (2023) iyo "al-Islaam wal-Diyaanataanii al-Yahuudiyyah wal-Masiixiyyah: Muqaaranaat fii al-U¿uul al-¿Caqadiyyah" (2024). Af-Soomaaliga wuxuu ku qoray: "Tiryaaq: Dawada Shubhada-turjumaad" (Yaqiin Press, 2024), "Dawada Nafta" (Looh Press, 2025), iyo qoraallo kale oo badan. Hadda, Dr. Cali wuxuu ka mid yahay asaasayaasha machadka Iqra Academy, maamulaha Iqra Foundation, waana imaamka markazka Tawfiiq Islaamic Centre.
CABDALLE SHIIRAAR AXMED "KAAMIL" waa bare u dhaqdhaqaaqo arrimaha bulshada, sidoo kale waa mid jecel oo wax ka baadha Xaddaarada Islaamka. Waxa uu heystaa Shahaado Shariicada oo uu ka qaatay Jaamacada Umma University sanadkii 2021. Kaamil waxa uu kamid yahay aas'aasayaasha Najaat Daawa awareness organization. Sidoo kale waa Aas'aasaha iyo maamulaha Markazka Kaamil Educational Center.
Product details
Binding:
Paperback
Number of Pages:
204
Publication Date:
2025-05-04
Publisher:
Looh Press
ISBN10:
8269367788
ISBN13:
9788269367782
GPSR Manufacturer Reference:
Weight:
339 g
Height:
152 cm
Width:
229 cm
Thickness:
12 cm
Currently sold out